Dowladii ku deeqday gantaalkii Riyaad lagu weeraray oo la ogaaday & cadeymo la soo bandhigay

Safiirka Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa soo bandhigtay wax ay ku sheegtay inay yihiin haraaga gantaallo  dowladda Iiraan siisay mucaaradka Yaman. Gantaaladan ayay sheegtay in Xuutiyiinta u isticmaaleen weerar ay ku qadeen dalka Sacuudiga gaar ahaan magaalada Riyadh dhowaan. Mar ay ka hadlaysay haraadigii gantaaladaasi ay soo bandhigtay ayay sheegtay inay tahay … Continue reading Dowladii ku deeqday gantaalkii Riyaad lagu weeraray oo la ogaaday & cadeymo la soo bandhigay